
XEER-NIDAAMIYAHA DHIJITALAYNTA NIDAAMKA MAARAYNTA MAALIYADDA GUUD ee soo baxay August 2025
XEER-NIDAAMIYAHA DHIJITALAYNTA NIDAAMKA MAARAYNTA MAALIYADDA GUUD ee lambarkiisu yahay LR.183 ee soo baxay August 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda August 2025.