
Siyaasadda Qaran ee Dhijitaalka loo Dhanyahay ee soo baxay January 2025
Siyaasadda Qaran ee Dhijitaalka loo Dhanyahay ee lambarkiisu yahay XRW/3 74 01/2025 ee soo baxay January 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR.1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 2025.