
XEER QARAARKA DHAMMEYSTIRKA DHAQANGALINTASHARCIGA SHAQADA WASAARADDA ARRIMAHA DIBADDA ee soo baxay March 2024
XEER QARAARKA DHAMMEYSTIRKA DHAQANGALINTASHARCIGA SHAQADA WASAARADDA ARRIMAHA DIBADDA ee lambarkiisu yahay LR. 2 ee soo baxay March 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 2024.