Xeer Nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud ee Xayndaabka Siyaasadda Deymaha iyo Hannaanka Ammaahashada iyo Dammaanadaha ee soo baxay July 2024
Xeer Nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud ee Xayndaabka Siyaasadda Deymaha iyo Hannaanka Ammaahashada iyo Dammaanadaha ee lambarkiisu yahay Lr. 160 ee soo baxay July 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR.3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda July 2024.