XEER-NIDAAMIYAHA SHARCIGA HAY'ADDA SOCDAALKA IYO JINSIYADDA SOOMAALIYEED ee soo baxay January 2024
XEER-NIDAAMIYAHA SHARCIGA HAY'ADDA SOCDAALKA IYO JINSIYADDA SOOMAALIYEED ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 147 ee soo baxay January 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda January 2024.