
Qaraarka Mamnuucidda ka ganacsiga hubka iyo saanada ciidanka ee soo baxay July 2024
Qaraarka Mamnuucidda ka ganacsiga hubka iyo saanada ciidanka ee lambarkiisu yahay Lr. 162 ee soo baxay July 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR.3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda July 2024.