
XEERKA SIYAASADDA QARAN EE QURBAJOOGTA SOOMAALIYEED 2023 ee soo baxay April 2023
XEERKA SIYAASADDA QARAN EE QURBAJOOGTA SOOMAALIYEED 2023 ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 124 ee soo baxay April 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda October 2023.