
XEER-NIDAAMIYAHA RUKHSADA KORONTADA ee soo baxay June 2023
XEER-NIDAAMIYAHA RUKHSADA KORONTADA ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 130 ee soo baxay June 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda October 2023.