Xeer-nidaamiyaha Maareynta Hantida Danta Guud iyo Agabka Dawladda ee soo baxay August 2023
Xeer-nidaamiyaha Maareynta Hantida Danta Guud iyo Agabka Dawladda ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 137 ee soo baxay August 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda October 2023.