
Xeer Nidaamiyaha Maaraynta Dareer-hoosaadka Batroolka ee soo baxay March 2023
Xeer Nidaamiyaha Maaraynta Dareer-hoosaadka Batroolka ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 120 ee soo baxay March 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 2023.