
XEER-NIDAAMIYAHA HAY'ADDA SIRDOONKA IYO NABADSUGIDDA QARANKA ee soo baxay November 2023
XEER-NIDAAMIYAHA HAY'ADDA SIRDOONKA IYO NABADSUGIDDA QARANKA ee lambarkiisu yahay XEER LR. 144 ee soo baxay November 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2023.