
XEER-NIDAAMIYAHA DHOOFKA, SHAHAADOOYINKA IYO ASTAAMAHA TAYADA ee soo baxay October 2023
XEER-NIDAAMIYAHA DHOOFKA, SHAHAADOOYINKA IYO ASTAAMAHA TAYADA ee lambarkiisu yahay XEER LR. 142 ee soo baxay October 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2023.