
XEER-NIDAAMIYAHA BAARITAANKA IYO XAQIJINTA DHAWRKA BADEECADAHA ee soo baxay October 2023
XEER-NIDAAMIYAHA BAARITAANKA IYO XAQIJINTA DHAWRKA BADEECADAHA ee lambarkiisu yahay XEER LR. 143 ee soo baxay October 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2023.