Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
FAAFINTA
الرسمية
OFFICIAL
Logo
RASMIGA AH
الجريدة
BULLETIN
EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Sanadka 8aad
Muqdisho
December 2020
Lr. 8
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Xeer Nidaamiyaha Sharciga Shirkadaha

Xeer Nidaamiyaha Sharciga Shirkadaha ee soo baxay December 2019

Xeer Nidaamiyaha Sharciga Shirkadaha ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 001 ee soo baxay December 2019 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 8 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 2020.


Download File