Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
FAAFINTA
الرسمية
OFFICIAL
Logo
RASMIGA AH
الجريدة
BULLETIN
EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Sanadka 7aad
Muqdisho
December 2019
Lr. 7
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Go'aan Gole "Siyaasadda Qaran ee Kobcinta Awoodaha Dowladaha Hoose"

Go'aan Gole "Siyaasadda Qaran ee Kobcinta Awoodaha Dowladaha Hoose" ee soo baxay February 2019

Go'aan Gole "Siyaasadda Qaran ee Kobcinta Awoodaha Dowladaha Hoose" ee lambarkiisu yahay Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 068 ee soo baxay February 2019 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 7 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2019.


Download File