
Go'aan Gole Siyaasadda Istiraatiijiyadda Wacyi-gelinta Qaranka ee soo baxay September 2018
Go'aan Gole Siyaasadda Istiraatiijiyadda Wacyi-gelinta Qaranka ee lambarkiisu yahay Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 045 ee soo baxay September 2018 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 6 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2018.