Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
FAAFINTA
الرسمية
OFFICIAL
Logo
RASMIGA AH
الجريدة
BULLETIN
EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Sanadka 4aad
Muqdisho
December 2016
Lr. 4
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Go'aan Gole "Qaab-Siyaasadeedka lagu Hawl-gelinaayo Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed"

Go'aan Gole "Qaab-Siyaasadeedka lagu Hawl-gelinaayo Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed" ee soo baxay February 2016

Go'aan Gole "Qaab-Siyaasadeedka lagu Hawl-gelinaayo Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed" ee lambarkiisu yahay Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 927 ee soo baxay February 2016 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.


Download File