
Go'aan Gole "Ansixinta Khidmada Nidaamka Mideysan ee Dalabka Shatiyada Hirarka Adeeg Bixiyeyaasha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Dalka" ee soo baxay April 2016
Go'aan Gole "Ansixinta Khidmada Nidaamka Mideysan ee Dalabka Shatiyada Hirarka Adeeg Bixiyeyaasha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Dalka" ee lambarkiisu yahay Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 324 ee soo baxay April 2016 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.