
Xeer Nidaamiyaha Xad.gudubka Farsamada Duulista iyo Hawada ee soo baxay January 1987
Xeer Nidaamiyaha Xad.gudubka Farsamada Duulista iyo Hawada ee lambarkiisu yahay Xeer Lr.003 ee soo baxay January 1987 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.31 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda September 1987.