Xeer Nidaamiyaha/ Traffic Regulation ee soo baxay January 1986
Xeer Nidaamiyaha/ Traffic Regulation ee lambarkiisu yahay xeer Lr. 1 ee soo baxay January 1986 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.30 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 1986.