
Xeer nidaamiyaha Akadeemiyada sare ee isteraajiyadda Qaran ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan ee soo baxay September 1986
Xeer nidaamiyaha Akadeemiyada sare ee isteraajiyadda Qaran ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan ee lambarkiisu yahay xeer Lr. 28 ee soo baxay September 1986 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.30 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda October 1986.