
Xeer Abuuridda Qaybta Ilaalinta Duulista Hawada ee soo baxay November 1985
Xeer Abuuridda Qaybta Ilaalinta Duulista Hawada ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 8 ee soo baxay November 1985 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.29 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 1985.