
Xeer Nidaamiyaha Kulliyadda culuunta Siyaasadda ee soo baxay June 1984
Xeer Nidaamiyaha Kulliyadda culuunta Siyaasadda ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 32 ee soo baxay June 1984 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.28 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda August 1984.