
Xeerka Dajinta Kirada Mariinada Gaarka ah iyo Kharasha kala duwan ee soo baxay March 1983
Xeerka Dajinta Kirada Mariinada Gaarka ah iyo Kharasha kala duwan ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 2 ee soo baxay March 1983 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.27 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 1983.