
Xeer Nidaamiayha Fulinta Dilka ku dhawaaqaan Maxkamada Digaalka ee Ciidamada ee soo baxay August 1982
Xeer Nidaamiayha Fulinta Dilka ku dhawaaqaan Maxkamada Digaalka ee Ciidamada ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 09 ee soo baxay August 1982 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.26 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda September 1982.