
Xeerka Maamulka Gudaha ee Jaamacadda Ummada ee soo baxay October 1974
Xeerka Maamulka Gudaha ee Jaamacadda Ummada ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 127 ee soo baxay October 1974 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.19 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 1974.