
Xeerka Diiwaangalinta Iskaashatooyinka Ganacsiga ee soo baxay October 1974
Xeerka Diiwaangalinta Iskaashatooyinka Ganacsiga ee lambarkiisu yahay Xeer Lr 117 ee soo baxay October 1974 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.19 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda October 1974.