
Xeerka Nidaaminta Waqafyada. ee soo baxay December 1973
Xeerka Nidaaminta Waqafyada. ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 119 ee soo baxay December 1973 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.18 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 1973.