Sharciga Oggolaashaha Miisaaniyadda 2019 ee soo baxay December 2018
Sharciga Oggolaashaha Miisaaniyadda 2019 ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 135 ee soo baxay December 2018 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 6 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2018.