Sharciga Oggolaashaha Miisaaniyadda 2015 ee soo baxay January 2015
Sharciga Oggolaashaha Miisaaniyadda 2015 ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 02 ee soo baxay January 2015 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2015.