Sharciga Oggolaashaha Miisaaniyadda 2014 ee soo baxay May 2014
Sharciga Oggolaashaha Miisaaniyadda 2014 ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 22 ee soo baxay May 2014 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2014.