Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
FAAFINTA
الرسمية
OFFICIAL
Logo
RASMIGA AH
الجريدة
BULLETIN
EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Sanadka 8aad
Muqdisho
December 2020
Lr. 8
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Ansixinta Sharciga Heshiiska Qaramada Midoobey ee La-Dagaalanka Musuq-Maasuqa

Ansixinta Sharciga Heshiiska Qaramada Midoobey ee La-Dagaalanka Musuq-Maasuqa ee soo baxay December 2020

Ansixinta Sharciga Heshiiska Qaramada Midoobey ee La-Dagaalanka Musuq-Maasuqa ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 38 ee soo baxay December 2020 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 8 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2020.


Download File