
Ansixinta Sharciga Heshiiska Midowga Afrika ee La-Dagaalanka Musuq-Maasuqa ee soo baxay December 2020
Ansixinta Sharciga Heshiiska Midowga Afrika ee La-Dagaalanka Musuq-Maasuqa ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 36 ee soo baxay December 2020 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 8 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2020.