
Sharciga Meel marinta Heshiiska Caalamiga ah ee Xuquuqda Carruurta ee soo baxay December 2015
Sharciga Meel marinta Heshiiska Caalamiga ah ee Xuquuqda Carruurta ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 03 ee soo baxay December 2015 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2015.