Heshiis Dhax maray DFS iyo Dawladda Talyaaniga ee dhinaca Iskaashiga Difaaca ee soo baxay November 2014
Heshiis Dhax maray DFS iyo Dawladda Talyaaniga ee dhinaca Iskaashiga Difaaca ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 28 ee soo baxay November 2014 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2014.