
Meel Marinta Heshiiska (Code of Conduct for Liner Conferences ee soo baxay January 1988
Meel Marinta Heshiiska (Code of Conduct for Liner Conferences ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 7 ee soo baxay January 1988 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.32 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 1988.