Official Bulletins
The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.
Year 11
Muqdisho
December 2024
Lr.5
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
SHARCIGA ILAALINTA XUQUUQDA NAAFADA SOOMAALIYEED
SHARCIGA ILAALINTA XUQUUQDA NAAFADA SOOMAALIYEED ee soo baxay December 2024
SHARCIGA ILAALINTA XUQUUQDA NAAFADA SOOMAALIYEED ee lambarkiisu yahay Sharci. 29 ee soo baxay December 2024 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.5 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2024.
Organization
Wasaaradda Haweenka iyo Hormatinta Xuquuqul Aadanaha
Date Issued
02 December 2024
Date Published
31 December 2024