Official Bulletins

The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.

OSAG
Year 8
Muqdisho
December 2020
Lr. 8

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Wax ka bedelka Sharciga Furdooyinka

Wax ka bedelka Sharciga Furdooyinka ee soo baxay February 2020

Wax ka bedelka Sharciga Furdooyinka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 21 ee soo baxay February 2020 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 8 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2020.

Organization
Wasaaradda Maaliyadda
Date Issued
05 February 2020
Date Published
31 December 2020
Download File