Official Bulletins

The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.

OSAG
Year 8
Muqdisho
December 2020
Lr. 8

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Sharciga Heshiiska Siyaasadeed ee Jihaynta Doorashada Baarlamaanka Federaalka ee 2020/21

Sharciga Heshiiska Siyaasadeed ee Jihaynta Doorashada Baarlamaanka Federaalka ee 2020/21 ee soo baxay October 2020

Sharciga Heshiiska Siyaasadeed ee Jihaynta Doorashada Baarlamaanka Federaalka ee 2020/21 ee lambarkiisu yahay Sharci Lr.30 ee soo baxay October 2020 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 8 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2020.

Organization
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta
Date Issued
11 October 2020
Date Published
31 December 2020
Download File