Official Bulletins

The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.

OSAG
Year 7
Muqdisho
December 2019
Lr. 7

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud

Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud ee soo baxay December 2019

Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 17 ee soo baxay December 2019 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 7 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2019.

Organization
Wasaaradda Maaliyadda
Date Issued
25 December 2019
Date Published
31 December 2019
Download File