Official Bulletins
The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.
Year 4
Muqdisho
December 2016
Lr. 4
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka
Sharciga Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee soo baxay February 2016
Sharciga Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 02 ee soo baxay February 2016 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 4 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2016.
Organization
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta
Date Issued
21 February 2016
Date Published
31 December 2016