Official Bulletins

The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.

OSAG
Year 2
Muqdisho
December 2014
Lr. 2

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Sharciga Bankiga Horumarinta iyo Dib U Dhiska Soomaaliyeed

Sharciga Bankiga Horumarinta iyo Dib U Dhiska Soomaaliyeed ee soo baxay June 2014

Sharciga Bankiga Horumarinta iyo Dib U Dhiska Soomaaliyeed ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 25 ee soo baxay June 2014 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2014.

Organization
Wasaaradda Maaliyadda
Date Issued
24 June 2014
Date Published
31 December 2014
Download File