Official Bulletins
The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.
Year 21
Muqdisho
January 1977
Lr.21
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Jaamacadda Ummadda
Sharciga Jaamacadda Ummadda ee soo baxay September 1977
Sharciga Jaamacadda Ummadda ee lambarkiisu yahay Sharci Lr 72 ee soo baxay September 1977 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.21 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 1977.
Organization
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare
Date Issued
07 September 1977
Date Published
01 December 1977