Official Bulletins
The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.
Year 10
Muqdisho
December 2023
Lr. 3
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
SIYAASADDA DHAQANKA EE SOOMAALIYA
SIYAASADDA DHAQANKA EE SOOMAALIYA ee soo baxay October 2023
SIYAASADDA DHAQANKA EE SOOMAALIYA ee lambarkiisu yahay XEER LR. 140 ee soo baxay October 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2023.
Organization
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska
Date Issued
12 October 2023
Date Published
31 December 2023