Official Bulletins
The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.
Year 26
Muqdisho
January 1982
Lr.26
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Xeer Toosinta, Adkaynta Anashaxa iyo Asluubta Isbooriga
Xeer Toosinta, Adkaynta Anashaxa iyo Asluubta Isbooriga ee soo baxay April 1982
Xeer Toosinta, Adkaynta Anashaxa iyo Asluubta Isbooriga ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 02 ee soo baxay April 1982 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.26 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda November 1982.
Organization
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
Date Issued
20 April 1982
Date Published
29 November 1982