Official Bulletins
The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.
Year 8
Muqdisho
December 2020
Lr. 8
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Ansixinta Cahdiga ka mid noqoshada Hay’adda Damaanadda Maalgashiga Darafyada Badan
Ansixinta Cahdiga ka mid noqoshada Hay’adda Damaanadda Maalgashiga Darafyada Badan ee soo baxay February 2020
Ansixinta Cahdiga ka mid noqoshada Hay’adda Damaanadda Maalgashiga Darafyada Badan ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 22 ee soo baxay February 2020 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 8 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2020.
Organization
Wasaaradda Maaliyadda
Date Issued
15 February 2020
Date Published
31 December 2020