Official Bulletins
The official publications of the Federal Republic of Somalia — legislation, resolutions, and government bulletins.
Year 7
Muqdisho
December 2019
Lr. 7
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Heshiiska Midowga Afrika ee Badbaadinta Dadka Gudaha Afrika ku Barakacay
Sharciga Heshiiska Midowga Afrika ee Badbaadinta Dadka Gudaha Afrika ku Barakacay ee soo baxay November 2019
Sharciga Heshiiska Midowga Afrika ee Badbaadinta Dadka Gudaha Afrika ku Barakacay ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 15 ee soo baxay November 2019 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 7 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2019.
Organization
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Date Issued
26 November 2019
Date Published
31 December 2019