Faafinta Rasmiga ah

Daabacaadaha rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — sharcidejin, xalal, iyo faafinta dowladda.

OSAG
Sannad 12
Muqdisho
December 2025
Lr.3

Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda

Xeer-nidaamiyaha Shirkadaha Shaqo-siinta Gaarka ah

Xeer-nidaamiyaha Shirkadaha Shaqo-siinta Gaarka ah ee soo baxay August 2025

Xeer-nidaamiyaha Shirkadaha Shaqo-siinta Gaarka ah ee lambarkiisu yahay Xeer Lr 184 ee soo baxay August 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2025.

Hay'ad
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Taariikhda La Soo Saaray
18 August 2025
Taariikhda La Daabacay
21 December 2025
Soo Degso Faylka