Warar & Wargelin
Notice
Joojin Boobka Dhulka Xarunta Lafoole ee JUS.
06 July 2022
Notice
Xafiska Garyaqaanka Guud waxa uu ku war-gelinayaa dadka shacabka ah,
Ciidamada hubeysan iyo cid kasta ee ku hawlan qabsashada, Cabiridda, Deegaameynta,
dhismayaasha sharci darrada ah iyo wax kasta oo waxka bedelaya Asalka dhulkaas in ay
ka waantoobaan, waxaa sidoo kale Xafiisku ku war-gelinayaa Masuuliyiinta Gobolka
Sh/hoose, gaar ahaan kuwa Degmada Afgooye iyo Taliska Boliiska Degmada in ay xil iska
saaraan Joojinta boobka dhulkaas iyo llaalinta Guud ahaan Hantida Danta Guud gaar
ahaan Dhulka Xarunta Lafoole ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.