
Sharciga Duulista Rayidka ee soo baxay May 2020
Sharciga Duulista Rayidka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 28 ee soo baxay May 2020 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 8 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2020.